Garsoorayaal Maxkamadeed oo shaqada laga eryay iyo kuwa cusub oo la magacaabay (Digreeto)
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqada looga eryay garsoorayaashii iyo shaqaalihii Maxkamada Rafcaanka, tan gobolka Sh/dhexe iyo tan degmada Jowhar. Wareegtada ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Shabeelaha Dhaxe , Gudoomiyaha Maxkamada gobolka , waxaa sidoo kale la magacaaby Garsoorayaal iyo Gudoomiyaal Maxkamadeyd oo kale. Halkan ka Akhriso Wareegtada kasoo … Continue reading Garsoorayaal Maxkamadeed oo shaqada laga eryay iyo kuwa cusub oo la magacaabay (Digreeto)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed